Fatahaadda ku dhufatay maagalada Beledweyne waxaa ay si guud u saameysan dadka magaalada deggan, gaar ahaan kuwa muruqooda ku shaqeysta, inkasta oo hadda laga dareemayo hoos u dhaca biyahii daadka ahaa ee magaalada kusoo rogmaday horraantii bishii ina dhaaftay ee November.