Mas'uuliyiinta Koonfur Galbeed oo ka dayriyey xaaladda Bardaale

Mas’uuliyiin ka tirsan maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa booqday magaalada Bardaale, oo ka mid ah meelaha ay sida weyn u saameeyeen fatahaadaha.

Mas’uuliyiinta ayaa walaac ka muujiyey biyaha oo aan nadiif ahayn.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Mas'uuliyiinta Koonfur Galbeed oo ka dayriyey xaaladda Bardaale