Kulan u dhaxeeyey dowladda iyo bulshada rayidka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulanka Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay xoojinta wada shaqeynta hay’adaha dowladda iyo ururada bulshada rayidka ah, kaasi oo ay qabatay wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya.

Cabdulqaadir Samakaab ayaa faah-faahinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulan u dhaxeeyey dowladda iyo bulshada rayidka oo lagu qabtay Muqdisho