Xuseen Sheekh: Qaadista cunaqabateynta hubka wax weyn ayay ka beddeli doontaa dagaalka Al-shabaab

Xuseen Sheekh Cali

La-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa sheegay cunaqabataynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya ay wax weyn ka beddelayso dagaalka dawladdu kula jirto ururka al-Shabaab.

Waraysi uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay in dawladda Soomaaliya ay xilligan haysato mas’uuliyadda buuxda ee wixii hub ah ee ay soo iibsanayso am aka helayso caalamka. Khadka telefoonka ee Muqdishu ayuu ugu warramay Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga La-taliyaha madaxweynaha