Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda fatahaadaha Soomaaliya
Somali children wade through floodwaters outside their makeshift shelters following heavy rains at the Al Hidaya camp for the internally displaced people on the outskirts of Mogadishu, Somalia, Nov. 6, 2023
Waxaa soo kordhaysa cabsida laga qabo in webiga Shabelle uu sameeyo fatahaad cusub iyadoo dhinaca kale xaaladda bani’aadminnimo ee degaannada ay ku dhufteen roobabka iyo fatahaadaha ay weli taagan tahay.