Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xanuunka HIV/AIDS, ayada oo maalinta berri ah ay ku beegan tahay xuska maalinta caalamiga ah ee HIV/AIDS.
Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Xanuunka HIV/AIDS