Ururada haweenka iyo bulshada rayidka ee Somaliland, gaar ahaan kuwa ka hawlgala gobolka Togdheer ayaa ku baaqay in la ansixiyo siyaasadaha iyo xeerarka ku saabsan tacaddiyada haweenka loo gaysto, si xal sharci loogu helo dhibaatooyinka lagula kaco haweenka.