Agab yari soo wajahday isbitaalka Yagoori ee Sool

Yagoori

Agaasimah Isbitaalka guud ee magaalada Yagoori ee gobolka Sool Maxamed Cali Ducaale ayaa ka hadlay baahiyo qalabka iyo dawooyinka oo soo waajahay Isbiyaalka Yagoori ee gobolka sool xili uu qaabilayo bukaano kala duwan.

Agaasimaha ayaa u warramayay Wariyaha VOA-da uga soo warama Laascaanood Cabdikariim Cabdullahi Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Agab yari soo wajahday isbitaalka Yagoori ee Sool