Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay gargaarka Soomaaliya, xilli ay kumanaan qof la dhibaatoonayaan daadad ku dhuftay deeganadooda, koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Maxamed Colaad Xasan ayaa soo jeedinaya.
Your browser doesn’t support HTML5
ILEYSKA VOA: Gargaarka Soomaaliya xilli dad badan ay ku dhinteen daadad