Wareysi ku saabsan khasaaraha daad horleh oo ka dhacay Hirshabeelle

Somali children wade through floodwaters outside their makeshift shelters following heavy rains at the Al Hidaya camp for the internally displaced people on the outskirts of Mogadishu, Somalia, Nov. 6, 2023

Wasiirka Arrimaha Guddaha maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in biyaha webiga iyo roobabka xooggan ee da’aya ay saameyn xooggan ku keeneen dadka degan deegaannada Mahadaay, Jalalaqsi iyo Buulo-Burte.

Wasiirka ayaa sheegay in xajmiga biyaha webiga uu ka sare maray sidii uu ahaa, fatahaad xooggana uu wado.

Haddaba wasiir arrimaha guddaha Cabdiraxmaan Daahir Guure Karoore, ayaa u waramayey Sahra Cabdi Axmed oo joogto Washington, D.C.

Your browser doesn’t support HTML5

Fatahaado horleh oo ka dhacay Hirshabelle