Hargeisa —
Inkasta oo dhalinyarada Somaliland ay ka cawdaan shaqo la'aan, haddana bulshada qaar ayaa aaminsan inay shaqo jirto ee laakiin ay jirto xulasho nooca shaqo.
Abdiwahab Cali Cisman waa wiil dhaliyaro ah oo jaamacad ka baxay balse hadda ku shaqayta farsamada gacanta ayaa Khadar Cakule Hargiesa ugu warramay.
Your browser doesn’t support HTML5
Shaqo la'aanta dhallinyarada Hargeisa