Qoraalka lahjadda Maayga oo lasoo bandhigay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Federalka Soomaaliya Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa daahfuray munaasabad loo sameeyay markii ugu horeysay qoraalka lahjadda Maayga.

Your browser doesn’t support HTML5

Hirgelinta qoraalka lahjadda Maayga