Hargeysa —
Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland waxa hadheeyey buuq iyo sawaaxan ka dib markii gudiddii gacanta ku haysay xeerka doorashooyinku ay codsadeen mudo bil ah oo ay ku soo dhameystirayaan xeerarka doorashooyinka.
Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Buuq hareeyey Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland