Dadka Garowe oo bilaabay inay magaalada ka qaxaan

Garoowe

Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ayaa sheegaya in dadka magaaladu ay bilaabeen inay qaxaan, iyagoo ka cabsi qaba dagaal magaalada ka qarxa oo ka dhasha muranka doorashooyinka ee u dhaxeeya mucaaradka iyo murashixiinta kursiga madaxtinimo u taagan Puntland oo isku dhinac ah, iyo dowladda Puntland.

Wariyaha VOAda Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxa Garoowe iyo cabsida dagaalka