Tirada dadka ku dhintay daadka ku fatahay Beledweyne oo gaartay 13 qof

Daadad Fatahaad Beledweyne

Tirada dadka ku dhintay fatahaadda ku dhufatay magaalada Baledweyne ayaa gaartay 13 qof. Dadkaasi waxaa ku jirta gabar afar jir lagu qiyaasay oo meydkeeda laga helay xero barakacayaal ah.

Wariyaha VOA ee magaalada Baledweyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa xaaladda ka wareystay Cabdisalaan Faarax Maxamed oo ah Isu-duwaha wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee dowlad gobaleedka Hirshabelle.

Your browser doesn’t support HTML5

Khasaaraha nafeed ee fataahadda Beledweyne