Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda bini'aadannimo ee Beledweyne

Beledweyne: Biyo xireen loo dhisay inuu fatahaadda

Qeybaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maalintii sadexaad u kala xayiran daad kusoo rogmaday oo saameeyay jidadka buundooyinka iyo guud ahaan noloosha magaalada.

Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

Daadka Beledweyne