Ciidamada militariga oo fashiliyay qarax is-miidaamin ah

Al-Shabab Al-Shabaab

Al-Shabab Al-Shabaab

Ciidamada Miltariga Soomaaliya ayaa sheegay in maanta ay fashiliyeen weerar la doonayay in lagu qaado xerada ciidamada ee Kuliyadda Jaale Siyaad ee degmada Deyniile. Qof walxaha qarxa isku soo xiray oo doonayay inuu gudaha u galo xeradan ayey ciidanku sheegeen inay toogteen.

Faahfaahinta waxaa inoo haya Xassan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda oo fashilisay is-miidaamin