Muqdisho —
Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan ansixisey siyaasadda qaranka ee qurba joogta, taas oo muhimad gaar ah siineysa ka war qabka qurba-joogta Soomaalida. Wafdi uu hoggaaminaayo wasiir ku xigeenka arimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Isaaq Maxamuud Mursal (Isaaq Fanax), ayaa dalka Koonfur Afrika u jooga sidii ay u dhaqangalin lahaayeen siyaasaddaasi, iyagoo u kuur galaya xaaladaha nololeed ee Soomaalida dalkaasi ku dhaqan.
Jamaal Axmed Cismaan ayuu qadka ugu warramay, waxana uu ka warbixiyay ujeeddada safarkiisa Koonfur Afrika.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Wareysiga DFM Fanax