Wareysi: Maareeyaha SODMA oo ka warbixiyay khasaaraha roobabka deyrta

SODMA CHAIR

SODMA CHAIR

Roobka deyrta ayaa meelo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya ka da’aya, kaas oo meelaha qaar fatahaaduhu ay qasaare dhimasho iyo bur bur hantiayeed ay geysteen.
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA, ayaa sheegtay inay u diyaar garoobeen inay gar gaaraan dadka intii karaankooda ah, oo ay meelaha qaarna hadda gaarsiiyeen raashiin iyo dawo.
Jamaal Axmed Cismaan ayaa arrimahani ka wareystay guddoomiyaha hay’adda SODMA Maxamudu Macallin Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga guddoomiYha SODMA