Ileyska VOA: Ma dhici kartaa in dowladda iyo Al-shabaab ay wadahadalaan?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan magaalada Xuddur kaga dawaaqay in wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka Al-shabaab uu ka billaabanayo maamul goboleedka Koofur Galbeed, isaga oo sheegay in Al-shabaab looga soo adkaaday Galmudug iyo Hirshabeelle.

Barnaamijka Ileyka VOA ayaan ku eegeynaa qorshaha wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, waxaana barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VO