Wareysi: Guddoomiyaha Bankiga Dhexe oo soo dhaweeyey furitaanka bankigii ugu horreeyey ee caalami ah

Bankiga Ziraat Banki ee laga leeyahay dalka Turkiga ayaa shalay noqday bankigii ugu horreeyey ee caalami ah ee laan ka furta Soomaaliya.

Bankigan ayaa ka mid ahaa laba banki oo bihsii Julay ee sannadkii hore ay dawladda Soomaaliya siisay liisaska ay kaga hawlgeli lahaayeen dalka.

Haddaba tallaabadan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso wareysiga Guddoomiyaha Bankiga Dhexe