Galka Baarista: Dowladda iyo WHO oo ammaanay doorka shaqaalaha caafimaadka ee la dagaallanka COVID-19

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista ee toddobaadkan waxaan ku eegeyna; dowladda Soomaaliya iyo hay’adda caafimaadka WHO oo ammaanay doorka shaqaalaha caafimaadka ay ka qaateen la dagaalanka cudurka Covid-19.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Galka Baarista