Sacad Cali Shire oo faah-faahin ka bixiyay shirka madasha dhaqaalaha Somaliland 

Sacad Cali Shire

Shirka madasha dhaqaalaha Somaliland oo labo maalmood ka socday Hargiesa ayaa lasoo gabagabeeyey maanta.

Hadaba weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule ayaa shirkaasi ka wareystay Wasiirka Maaliyada Somaliland Sacad Cali Shire, ugu horeyn waxa uu waydiiyey ujeedada shirkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga wasiirka maaliyadda