Galka Baarista: Kala-aragti duwanaashaha siyaasadeed ee heshiiskii ay gaareen madaxda Madasha Qaran

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista ee toddobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa kala-aragti duwanaashaha siyaasadeed ee heshiiskii ay gaareen Madaxda Madasha Qaran iyo halka militari ee socda.

Waxaa soo diyaariay soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista