Ileyska VOA: Wax ka ogow gargaarka Soomaaliya ee la xaday iyo xaaladda bani'aadnimo ee dalka

Barnaamijka Ileyska VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa gargaarka bini'aadanimo iyo xaaladda ay ku nool yihiin dadka ka baracakay goobaha uu ka socdo dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto maleeshiyada Al-shabaab.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Ileyska VOA