Saamaynta sarrifka dollarka ee ganacsatada Islii

Islii

Shacabka iyo ganacsatada xaafadda Islii ee ay Soomaalida ku badantahay ee ku taalla magaalada Nairobi ayaa ka cabanaya sarrifka doolarka oo sare u kacay dalka kenya iyada oo halkii dollar lagu sarifayo 148 shilinka Kenya ah.

Haddaba warbixin arintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisar Salah Xuseen.

Your browser doesn’t support HTML5

Sare u kaca sarrifka doolarka