Maxkamadda Gobolka Benaadir oo ku dhawaaqday xukunka 11 eedeysane

Maxkamadda Gobolka Bednaadir

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lix sarkaal ku heshay eedo la xiriira musuqmaasuq, waxayna ku kala xukuntay xabsiyo u dhexeeya lix bilood ilaa sagaal sanno. Maxkmadda ayaa sidoo kale sheegtay shan sarkaal oo kale in lagu waayay eedihii lagu soo oogay.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta xukunka eedeysaneyaasha

Go'aanka Maxkmadda: