Soomaaliya Warbixin: Safarka Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka Lloyd ee Afrika September 25, 2023 Secretary of Defense Lloyd J. Austin III poses for a photo with Somali President Hassan Sheikh Mohamud before a meeting at the Pentagon, June 21, 2023. Arag Fikradaha Nairobi — Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Lloyd Austin ayaa ka degay dalka Kenya kadib safarkii uu shalay ku tagay dalka Jabuuti halkaasi oo uu kula kulmay hoggaamiyayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti. Austin ayaa noqonaya xoghayihii gaashaandhigga ee ugu horreeyey ee Maraykan ah ah ee Kenya booqda tan iyo sanandkii 1976-kii. Warbixin ay inoo soo dirtay Carla Babb waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur. Your browser doesn’t support HTML5 Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Lloyd Austin