Maxaa ka soo baxay kulanka dhex maray Mad. Xasan, guddoonka labada aqal iyo siyaasiyiinta kale

Xasan Sheekh

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka laba Aqal ee baarlamanka Soomaaliya, xildhibaanno , siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka.

Kullanka ayaa xoogga lagu saaray sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah al-Shabab.

Wariyaha VOAda Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Gaalkacyo.

Your browser doesn’t support HTML5

Kulanka Madaxweynaha iyo siyaasiyiinta