Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa codsi u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo ay kaga codsaneyso in sababo farsamo loo hakiyo wejiga labaad ee qorshaha dhimista ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya ka howlgala.
Warbixintan waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5
Hakinta dhimista ciidamada ATMIS