Soomaaliya Madasha Haweenka: Ganacisga iyo haweenka September 20, 2023 Madasha Haweenka Arag Fikradaha Washington — Toddobaadka waxaa barnaamijka Madasha Haweenka marti ku ah Dr. Sacdiyo Siyaad oo madax ka ah hay'adda Hanna Academy, kana shaqeysa waxbarashada, ganacsiga iyo hal-abuurka. Waxaa barnaamijka soo diyaariyay - soona jeedinaya Sahra Cabdi Axmed. Your browser doesn’t support HTML5 Madasha Haweenkaa