Ganacsiga guryaha oo u horseeday beeralayda Kenya inay ka tagaan beerashada Kafeega

Hay’adda caalamiga ah ee Bunka ayaa sheegtay in Kenya ay tahay dalka shanaad ee ugu wax soo saarka badan Bunka Afrika. Laakiin sida bulshooyinka kale ee beeralayda ah ee adduunka oo dhan, beeralayda bunka ee Kenya waxaa saameeyn ku yeeshay isbeddelka cimilada, qiimaha bunka oo aan fadhinin iyo sara u kaca hantida ma guurtada ah ee guryaha.

Francis Ontomwa ayaa ka soo waramay caasimadda Kenya ee Nairobi, waxaase inoo soo koobaya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Beeraleyda Kafeega Kenya