Soomaaliya Wicitaanka Dhageystaha: Xog dheeri ah oo ku saabsan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab Sebtembar 17, 2023 Arag Fikradaha Washington — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku falanqeyneynaa halka uu marayo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur. Your browser doesn’t support HTML5 Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha