Soomaaliya Faaqidaadda Toddobaadka: Isbedelka ay dowladdu ku sameysay dagaalka ka dhanka ah al-Shabaab September 15, 2023 Hassan Arag Fikradaha Beledweyne — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka oo waxaan maanta ku eegeyna isbedelka ay dowladda Soomaaliya ku sameysay istraatiijiyadda dagaalka ka dhanka ah al-Shabab. Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane. Your browser doesn’t support HTML5 Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka