Bandhigga VOA: Dowrka duqeymaha cirka ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Drone

Drone

Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dowrka ay duqeymaha cirka ku leeyihiin dagaalka dowladda ee ka dhanka ah Al-shabaab.

Waxaa barnaamijka soo diyaarisay soona jeedineysa Falastiin Axmed Iman.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Bandhigga VOA