Wararkii ugu dambeeyay ee hawlgallada militari ee ka dhanka ah Al-shabaab

ciidanka

Maamul goboleedka Galmudug waxaa kasii socda hawlgallada milatari ee ka dhanka ah Al-shabaab, iyada maalintii shalay ciidmaada dawladda Soomaaliya iyo kuwa degaanku ay qabsadeen degaanka Ceelgaras, inkastoo goor dabena ay mas’uuliyiintu sheegeen inay dib ugu gurteen bannaanka magaalada si baadhitaan iyo miino bixin looga sameeyo.

Dhinaca Mudug ee ka tirsan Galmudug ayaa sidoo kale laga soo sheegayaa inay ciidanku horey u ruqaansadeen.

Wararkii ugu dambeeyey waxaa warbixintan kaoso diray Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii ugu dambeeyayay ee hawlgallada militari ee ka dhanka ah Al-shabaab