Ileyska VOA: Dadaallada Soomaaliya ee ku biirista ururka EAC

EAC

EAC

Barnaamijkii Ilayska VOA waxaan toddobaadkan ku eegeynaa dadaalka Soomaaliya ay ku doonayso inay ugu biirto ururka Bariga Afrika EAC, waxaana soo diyaariyay soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Ileyska VOA