Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday degmada Laasgeel

Afar caruura oo walaalo ah ayay miino kula qaraxday degmada Laasgeel oo ka tirsan Gobolka Maroodi jeex, iyadoo dhawaaca soo gaarayay uu ugu culusyahay wiil 8 jir ah sida uu sheegay Idiris Jaamac Yasiin oo ay walaalo yihiin.

Dhaawaca caruurtan waxa hadda lagu daweynayaa cusbitaalka Hargiesa. Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Afar caruura oo walaalo ah oo miino kula qaraxday degmada Laasgeel