Maxamed Mursal oo ku baaqay in la taageero dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Mursal

Waxaa isa soo taraya farriimaha ay mas’uuliyiinta siyaasadeed iyo hoggaamiyayaasha kale ee bulshada ay u dirayaan ciidanka Soomaaliya ee ku jira hawlgallada ka dhanka ah ururka al-Shabaab. Magaalada Muqdishu waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo horeyna u soo noqday wasiirka gaashaandhigga Maxamed Mursal Cabdiraxmaan oo uu kaga hadlay dagaallada ay ciidanku ku jiraan.

Warbixintan waxaa inoo soo diray XasN Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxamed Mursal oo ku baaqay in la taageero dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab