Wareysi: Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik oo ka hadlay howlgallada Galmudug

Ciidamada Soomaaliya

Mid ka mid ah taliyayaasha ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa sheegay inaanay waxba iska beddelin hawlgalladii milatari ee ka socday maamul goboleedka Glamudug inkastoo dib u dhac lagala kulmay weerarkii Al-Shabaab ku qaadday tuulada Cawsweyne.

Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik, oo ah Taliyaha Guutada 26-aad ee Cali Ibn Abu-Taalib, ayaa khadlka telefoonka ugu warramay Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik oo ka hadlay howlgallada Galmudug