Madasha Dhalinyarada: Aamina Muuse (Aamina Isirka)

Amina Isir

Ku soo dhawaada Barnaamijkii Madasha Dhalinyarada oo aad xilliyadan oo kale dhageysataan. Waxa toddobaadkan marti noogu ah Aamina Muuse (Aamina Isirka) oo ah gabadh ku dhalatay Mareykanka kuna barbaartey, hasa yeeshee sameysa barnaamijyo warbaahineed oo ay diiradda ku saarto arrimaha fanka iyo suugaanta Soomaalida. Jamaal Axmed Cismaan ayay u warantay.

Your browser doesn’t support HTML5

MadashaDHALINYARADA.mp3