Maxay mucaaradka Somaliland ka yiraahdeen dagaalkii bariga Sool?

Cabdiraxmaan Cirro iyo Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga UCIDd Faysal Cali Waraabe iyo Musharaxa jagada Madaxweyne ee Xisbiga addani Abdiraxman Maxamed Abdilahi ayaa si gooni gooni ah uga hadlay dagaalkii shalay ka dhacay Gobolka Sool.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay Mucaardka Somaliland ka yiraahdeen dagaalkii Sool?