Wareysi: Waa sidee xaaladda degmada Ceelbuur oo shalay laga saaray Al-shabaab?

Galgaduud Region Somalia

Ciidanka xoogga dalka ayaa shalay gelinkii dambe la wareegay degmada Ceelbuur oo muddo dheer ay ka ariminayeen.

Haddaba, waasee xaalka degmada Ceelbuur? Wariyaha VOA Cabdulqaadir Cabdulle ayaa khadka talefoonka kula xariiriyay gudoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xassan Guutaale.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga guddoomiyaha degmada Ceelbuur