Wareysi: Soomaaliya oo qunsuliyad ka fureysa Minneapolis

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Isaaq Maxamuud Mursal (Isaaq Fanax) oo booqasho ku jooga magaalada Washington D.C. ayaa sheegay in wasaaraddu waddo qorshaha lagu fuayo qunsuliyadda safaaradda ee magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay ku dadaalayaan wax ka qabashada qiimaha baasaboorka Soomaaliga ee laga qaato Mareykanka oo aad u sarreeya.

Wasiir-ku-xigeenka oo nagu soo booqday xarunta dhexe ee VOA-da ayaa ujeeddada safarkooda iyo arrimo kaleba uga warramay Caasho Ibrahim Aden.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda