Wareysi: Xaaladda Ammaan ee Laascaanood

Boolis

Magaalada Laascaanood oo ay sannadkan dagaallo qaraar ka socdeen ayaa dhinaca kale lagu soo warramayaa inay leedahay ciidan booliis oo degaanka ah. Taliyaha booliska maamulka la magac-baxay SSC Khaatumo Khadar Maxamed Faarax ayaa weriyaha VOA ee Laascaanood Cabdikariim Olol uga warramay hawlaha ay qabtaan xilligan colaaddu jirto.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Laascaanood oo ciidamo boolis ah loo sameeyay