Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa ku guuleystay in xal laga gaaro muran lahaansho dhuleed oo in mudo ah ka dhex taagnaa bulsho beeraley ah oo kala dega, degaanada hoos yimaadda magaalada Jowhar. Warbixin ku saabsan heshiiskan waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Xallinta khilafaadka dhulka