Guddiga Xuquuqul Aadanaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa sheegay in ay jiraan dad dhamaystay xabsiga oo wali xiran iyo waliba dad laga dhiibay diyo oo xabsiga ku dhintay.
Guddoomiyaha Guddiga Haweenka iyo Xuquuql Insaanka ee Golaha Shacabka, Xildhibaan Xaawa Sokor Cali ayaa VOA uga warrantay xaaladda ka jirta Xabsiga Dhexe Wariyaheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkaan ka dhageyso wareysiga Xildhibaan Xaawa Sokor