Musharraxa Madaxweynaha Somaliland ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay xiisadda ka jirta deegaanka Gacan libaax ee ka tirsan Saaxil Somaliland, wuxuu la hadlay warbaahinta isaga oo ku sugan magaalada Borama.
Haashim Sheekh Cumar Goot ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Cirro oo ku baaqay dhameynta xiisadda ka aloosan Buurta Gaacan Libaax.