ILEYSKA VOA: Soomaaliya iyo musuq-maasuqa cayaaraha

Nasra Abuukar

Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay musuq-maasuqa ka dhex-jira cayaaraha Soomaaliya kadib hadal-hayntii ka dhalatay gabar Soomaaliyeed oo tartanka cayaaraha orodada ee Jaamacadaha Adduunka ee FISU ku matashay Soomaaliya, taasi oo kaalinta hoose ee ay gashay soo jiidatay dareenka caalamka.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

ILEYSKA VOA: Soomaaliya iyo musuq-maasuqa cayaaraha