Dowladda oo ku dhawaaqday natiijada imtixaanka fasalka 12-aad

dusiga sare

Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisey Imtixaanka sannad dugsiyeedka Iskuula Sare ee fasalka 12-aad

Waxaana Labada Kaalimood ee ugu horeeyey kala galay Deeqo Mohamed Abdullahi oo ka baxdey Iskuuulka saree e Faanoole Kismaayo iyo Faadumo Cabdullahi Axmed oo Mogdisho kaso baxdey.

Cabdulqaadir Okay ayaa warkan kasoo direy magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Natiijada Imtixaanka fasalka 12-aad